HomeWararDhageyso:-Wasaaradda Amniga oo u digtay Milkiilayaasha Garoomada Kubbada Cagta ee Muqdisho

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo u digtay Milkiilayaasha Garoomada Kubbada Cagta ee Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Wasaaradda Amniga soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay warar sheegayay in Al-Shabaab ay ka mamnuuceyn in lagu Ciyaaro Garoomada Kubada Cagta Salaxa eek u yaalla Muqdishi iyo duleedkeeda.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya CABDI casiil Cali Ibraahim Xildhibaan ayaa sheegay in wararkaas sheegaya in amar ka soo baxay Shabaab Garoomadaas lagu xiray uu yahay mid been ah oo aysan ka warqabin.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in looga digayo Milkiilayaasha Garoomada Kubadda Cagta in ay u hogaansamaan ammarada Al-Shabaab,waxa ayna shacabka uu sheegay in ay xuryihiin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories