HomeWararDhageyso:-Jubbaland oo Amaro ku soo rogtay Diyaaradaha ka Shaqeeya Garoonka M/Kismaayo

Dhageyso:-Jubbaland oo Amaro ku soo rogtay Diyaaradaha ka Shaqeeya Garoonka M/Kismaayo

Date:

Related stories

Hawiye Elders Meet Opposition in Mogadishu as Term-End Crisis Deepens

Opposition politicians and traditional Hawiye elders have convened in Mogadishu for a critical meeting aimed at de-escalating political tensions and forging a consensus on the country's electoral future. The talks come as Somalia faces a potential constitutional crisis with presidential and parliamentary mandates nearing their end.

Guddiga Dastuurka oo soo saaray Amar ku aaddan in Wasiirradu banneeyaan xilalka Baarlamaanka

Guddoomiye Avv. Burhaan Aadan Cumar ayaa soo saaray war-saxaafadeed wasiirrada looga dalbanayo inay banneeyaan xilalka ay ku dhex leeyihiin Baarlamaanka.

Gariirka Siyaasadda Muqdisho: Maxaa looga hadlay shirkii Sheikh Sharif iyo Odayaasha Hawiye

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.

Dastuurka Cusub iyo Saameyntiisa: Wasiirradii isku hayay labada xil oo wajahaya xaalad adag

Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar wasiirrada loogu sheegayo inay kala doortaan xilkooda wasiirnimo iyo xubinimada baarlamaanka.

Istanbul: Soomaaliya oo qayb ka ahayd gaba-gabadii Shirka Baarlamaannada Adduunka

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa hoggaaminayay wafdi matalayay Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynihii 152-aad ee IPU oo ka dhacay Turkiga.

Amaradaan oo ku socda Shirkadaha Duulimaadka ee ka Howlgala Magaalada Kismaayo ayaa Waxaa Maanta soo saaray Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose dowlad Goboleedka Jubbaland.

Cabdulahi Aadan Maxamuud ( Jaga Doon) oo Warbaahinta kula hadlay Kisamayo ayaa sheegay in amarada lagu soo rogay Shirkadaha Diyaaradaha ka howlgalla Magaalada Kismaayo ay kala yihiin.

1:-In dadka rakaabka ah aan Gudaha Garoonka lagu heyn Karin mudo ka badan Saddex Saac,iyaga oo sugaya Diyaarad.

2:-In qof rakaab ah oo la soo baaray una soo diyaar garoobay bixitaan aan la reebi Karin xiliga ay timaado diyaarada ama aan lagu bedeli Karin qof kale.

3:-Sidoo kale shirkaduhu in aysan sameysan Karin Xafiisyo iyaga oo aan is diiwangelin oo aan ogolsansho helin kadibna dad rakaab ah qoraya.

4:-In la hubin doono diyaaraduhu in ay yihiin kuwo wanagsan si loo badbaadiyo Shacabka daryeelkooda gedi socodka safarkooda.

Hoos Ka Dhageyso Amarka ka soo baxay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo Cabdulahi Aadan Maxamuud ( Jaga Doon).

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories