HomeWararSaraakiisha Danab oo sheegay in ay howlgal ku dileen Wiil u dhalay...

Saraakiisha Danab oo sheegay in ay howlgal ku dileen Wiil u dhalay Hogaamiyaha Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehlinsyeen ciidamo mareykan ah ayaa weerar qorsheysan ku dilay Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan dagaalyahanada  Al-shabaab Howlgalka ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Kuntu waareey ee Gobolka shabellaha hoose,Waxana la sheegay dadka la  dilay uu ku jiro wiil uu dhalay hoggaamiyaha  Al-shabaab Axmed Diiriye oo loo yaqaano Abuu Cubeyda. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehlinsyeen ciidamo mareykan ah ayaa weerar qorsheysan ku dilay Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan dagaalyahanada  Al-shabaab

Howlgalka ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Kuntu waareey ee Gobolka shabellaha hoose,Waxana la sheegay dadka la  dilay uu ku jiro wiil uu dhalay hoggaamiyaha  Al-shabaab Axmed Diiriye oo loo yaqaano Abuu Cubeyda.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka ayaa sheegay in howlgalka ay si wadajir ah ay u fuliyeen ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo mareynkan ah ayna ku dileen Maleyshiyaad Gaaraya 12 Dagaalame iyo Labo Horjooge

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa xusay magacyada horjogayaasha lagu dilay howlgalka kuwaasi oo magacyadooda ay ku sheegeen  Yuusuf Macalin Cabdalla iyo Maxamuud Maxamed Nuur(Faruur)

Ragga la dilay   waxaa la socday  wiil uu dhalay Axmed diiriye Abuu Cubeyda kaasi oo Magaciisa ay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ay ku sheegeen Xasan Ahmed Diiriye Abuu cubeyda kaasi oo ciidamada ay ku dileen Howlgalka.

- Advertisement -

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay soo gudbin doonaan xilalka ay hayeen ragaan ka tirsan Al-shabaab ee weerarka lagu dilay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts