HomeWararSawirro:-Gudiga Doorashooyinka oo qabtay Doorasho mid ka mid ah Musharaxiinta & Ergada...

Sawirro:-Gudiga Doorashooyinka oo qabtay Doorasho mid ka mid ah Musharaxiinta & Ergada qaar ay maqnaayeen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga doorashada Madaxa banaan ayaa Galabta Xarunta Golaha  Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen doorashada kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya kas oo uu ka geeriyooday Xildhibaan Siciid Xasan Geeddi. Doorashadii Galabta ayaa labada musharax ee ku tartamayay mid ka mid ah uu maqnaa isla markaana Magaciisa Goobta laga sheegayay kaas oo ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashada Madaxa banaan ayaa Galabta Xarunta Golaha  Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen doorashada kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya kas oo uu ka geeriyooday Xildhibaan Siciid Xasan Geeddi.

Doorashadii Galabta ayaa labada musharax ee ku tartamayay mid ka mid ah uu maqnaa isla markaana Magaciisa Goobta laga sheegayay kaas oo ahaa C/raxmaan Axmed Ceynaan.

- Advertisement -

Guddiga doorashadu mashaacin sababta uu ku maqnaa musharaxa balse waxa ay fasaxeen in ay doorashada dhacdo sidaasna uu galabta 32 Cod uu ku soo baxay Fataax Siciid Xasan Geeddi oo uu dhalay Xildhibaankii kursigaan ka geeriyooday halka 4 Cod uu helay .

24,kii Bishaan ayaa kursigaan doorashadiisa ay dib u dhacday kadib markii buuq iyo rabshado ay ka dhasheen doorashadaas oo Xubintaan ka bannaan Golaha Shacabka ay lahaayeen beesha Gudubiirsi oo degta Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Soomaalilnd

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Yareey ayaa ku dhawaaqday natiijada iyada oo sheegtay in kursigii xildhibaanimo ee uu ka geeriyooday Saciid Xasan Geeddi doorashadiisa uu ku soo baxay Wiilkiisa oo lagu Magacaabo Fataax Saciid Xasan Geeddi.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirarda Doorashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts