HomeWararDEG DEG:-Faatax Saciid Xasan oo Ku Soo Baxay Doorashada Kursi ka Bannaanaa...

DEG DEG:-Faatax Saciid Xasan oo Ku Soo Baxay Doorashada Kursi ka Bannaanaa Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Goordhow ku soo gaba gabowday Gudaha Magalada Muqdisho,kursigaas oo uu ka geeriyooday Allaha u Naxriistee  Xildhibaan Siciid Xasan Geedi. Doorashadan ayaa 24 Bishaan xili ay socotay waxaa ka dhashay rabshado taas oo ay Gudiga doorashooyinka Madaxa banaan ay dib u dhigeen balse Maanta ugu dambeyn la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Goordhow ku soo gaba gabowday Gudaha Magalada Muqdisho,kursigaas oo uu ka geeriyooday Allaha u Naxriistee  Xildhibaan Siciid Xasan Geedi.

Doorashadan ayaa 24 Bishaan xili ay socotay waxaa ka dhashay rabshado taas oo ay Gudiga doorashooyinka Madaxa banaan ay dib u dhigeen balse Maanta ugu dambeyn la qabtay.

- Advertisement -

Doorashada ayaa waxaa ku tartamay C/raxmaan Axmed Ceynaan oo Goobta doorashada ka maqnaa basle ay Gudiga fasaxeen in ay dhacdo doorashada iyo Faatax Saciid Xasan Geeddi oo uu dhalay Xildhibaankii ka geeriyooday kursigaan.

41 Ergo ayaa codeyneysay waxaana labada musharax ay Maanta codadkii u kala heleen Faatax Saciid Xasan Geeddi oo helay  32 Cod halka C/raxmaan Axmed Ceynaan uu helay 4 Cod   waxana halaabay 5 Cod

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Yareey ayaa ku dhawaaqday natiijada iyada oo sheegtay in kursigii xildhibaanimo ee uu ka geeriyooday Saciid Xasan Geeddi doorashadiisa uu ku soo baxay Wiilkiisa oo lagu Magacaabo Fataax Saciid Xasan Geeddi.

- Advertisement -

Goordhow la socda Codadka iyo Sawirrada doorashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts