HomeWararWadooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran

Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho, ayaa saaka la arkay iyaga oo xiran, kadib markii ciidamada ammaanka ay gaadiidka u diideen inay isticmaalaan. Wadooyinka saaka gaadiidka loo diiday inay maraan, ayaa waxaa ka mid ah wadooyinka ka yimaada dhanka wadada wadnaha ee soo gala wadada Maka Al-Mukarama. Wadooyinka xiran saaka ee gaadiidka rayidka loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho, ayaa saaka la arkay iyaga oo xiran, kadib markii ciidamada ammaanka ay gaadiidka u diideen inay isticmaalaan.

Wadooyinka saaka gaadiidka loo diiday inay maraan, ayaa waxaa ka mid ah wadooyinka ka yimaada dhanka wadada wadnaha ee soo gala wadada Maka Al-Mukarama.

- Advertisement -

Wadooyinka xiran saaka ee gaadiidka rayidka loo diidaayo, ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Sheekh Cali Suufi oo Baabuurta loo diidaayo dhanka Maka Al-Mukarama inay u soo gudbaan, Isgoyska Bakaaraha, Isgoyska Hawlwadaag, Isgoyska Afarta Darjiin illaa Isgoyska Sanca.

Ciidamada NISA ee goobahaasi Koontaroolada ku leh ayaa gaadiidka yar yar iyo mootooyinka Bajaajta u diidaya inay maraan wadada, waxayna u sheegayaan in wadada ay tahay mid xiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts