HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo furay Shir looga hadlayo abaartii ka dhacday Soomaaliya

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo furay Shir looga hadlayo abaartii ka dhacday Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Goordhow ayaa Xarunta Ciidanka Cirka ee Afisooni  ee Magaalada Muqdisho  waxaa ka furmay kulan doodeed looga hadlayo ka soo kabashada iyo jawaab bixinta abaarta Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa furay Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Kheyre,waxana ka qeybgalaya Xubno ay ka mid yihiin Safiiro ka socda Wadamada Beesha Caalamka qaarkood u jooga Soomaaliya iyo Hay’addaha deeq […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goordhow ayaa Xarunta Ciidanka Cirka ee Afisooni  ee Magaalada Muqdisho  waxaa ka furmay kulan doodeed looga hadlayo ka soo kabashada iyo jawaab bixinta abaarta Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa furay Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Kheyre,waxana ka qeybgalaya Xubno ay ka mid yihiin Safiiro ka socda Wadamada Beesha Caalamka qaarkood u jooga Soomaaliya iyo Hay’addaha deeq bixiyaasha Caalamiga ah.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare kheyre oo shirka furay ayaa Hay’addaha UN-ka iyo kuwa deeq bixiyaasha Caalamka uga mahadceliyay taageerada ay marwalba la garab taagan yihiin Shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay Kheyre in xukuumada ay wato talo soo Jeedin ku aadan u gargaarida dadka dhibaateysan si ay u caawiyaan dadkaas ay dowlada u Aas’aastay Hey’ada Qaxootiga Qaran.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts