HomeWararSawirro:-Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Suudaan oo ku kulmay Addis Ababa

Sawirro:-Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Suudaan oo ku kulmay Addis Ababa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kula kulmay Addis Ababa Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Albashiir, labada Madaxweyne oo kasoo qeyb galay shir-Madaxeedka 30-aad ee Midowga Afrika ayaa kulan goonni ah yeeshay. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga warbixiyey Madaxweynaha Suudaan horumarka ay Soomaaliya ka samaysay dhinacyada Amniga iyo dib u heshiisiinta, Sidoo kale Madaxweyne Albashiir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kula kulmay Addis Ababa Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Albashiir, labada Madaxweyne oo kasoo qeyb galay shir-Madaxeedka 30-aad ee Midowga Afrika ayaa kulan goonni ah yeeshay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa uga warbixiyey Madaxweynaha Suudaan horumarka ay Soomaaliya ka samaysay dhinacyada Amniga iyo dib u heshiisiinta, Sidoo kale Madaxweyne Albashiir ayaa ku ammaanay Madaxweynaha Soomaaliya safarradii Nabadynta iyo dib u heshiisiinta ee uu ku maray deegaanada Galmudug iyo Puntland, Madaxweyne Albashiir ayaa tilmaamay inay taasi tusinayso midnimada Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha Suudaan ayaa sheegay in kulamo uu la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guteras uu kala hadlay, sidii loo taageeri lahaa dib u dhiska ciidamada Soomaaliya welibana Qaramada Midoobay ugu raadin lahayd Kharashaad.

Madaxweyne Albashiir ayaa caddeeyey in dalkiisu diyaar u yahay in uu Soomaaliya ka caawiyo dhisidda Hay’adaha Dowladda iyo taageero kasta oo Soomaaliya uga baahato.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku ammaanay kaalinta wanaagsan ee taageerada iyo garab istaagga ay Dowladda Suudaan la garabtaagantahay Dowladda Soomaaliya wuxuuna sheegay inay sii xoojin doonaan wada shaqeynta iyo xiriirka labada dal.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts