HomeWararAkhriso:-Maxaa ka jira in dagaal lagu dilay taliyihii Ciidamada Degmada Buurhakaba?

Akhriso:-Maxaa ka jira in dagaal lagu dilay taliyihii Ciidamada Degmada Buurhakaba?

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab waxa uu ka dhacay deegaan u dhexeeyaa degmada Buurhakaba iyo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Dagaalkaas ayaa Warar soo baxayay waxa ay sheegayeen in uu ku geeriyooday taliyihii Ciidamada degmada Buurhakaba,balse waxaa arrinkaasi beeniyay taliye ku xigeenka Ciidanka degmada Buurhakaba Aadan Isxaaq Cali.

Taliyaha ayaa waxa uu sheegay in uusan waxba ka jirin Wararkaas balse uu dagaalkaas ku geeriyooday mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee ka howlgalla Gobolka Baay.

Dhinaca kale Warar ay Baraha Internet-ka ku qoreen Al-Shabaab ayaa waxa ay ku sheegeen in dagaalkii Galabta dhacay ay ku dileen taliyihii ciidamada degmada Buurhakaba Col,Cabdi Raxmaan Cismaan Abroone.

Majirto weli cid sidhab ah u xaqiijisay wararka ka soo kala baxay Saraakiisha Ciidamada degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay iyo Al-Shabaab.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories