Ciidamada Ammanka Soomaaliya ayaa goordhow siidaayay Gudoomiyaha Xisbiga Wadjir Kamaal Guutaale iyo Xoghayaha Xisbigaas.
Labadaan Masuuliyiin ayaa Goordhow waxaa Ciidamada Amniga ay ka soo xireen  Hoteel ay ku jireen oo ku yaalla Wadada Maka Almukarama.
Ilo Wreedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in xurriyadooda ay dib u heleen Kamaal guutaale oo ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir iyo Xogheyaha Xisbigaas Sayid Cali Cabdulle.