HomeWararWasiir ka tirsan Maamulka Puntland oo geeriyooday

Wasiir ka tirsan Maamulka Puntland oo geeriyooday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka Maamul goboleedka Puntland sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulkas. Allaha u Naxariistee Wasiir Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe). Ayaa maalmihii u dambeysay ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho,isga oo la sheegay in uu ku dhacay cudurka Sonkorta( Macaanka). Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe). Ayaa sidoo kale waxa uu mar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka Maamul goboleedka Puntland sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulkas.

Allaha u Naxariistee Wasiir Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe). Ayaa maalmihii u dambeysay ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho,isga oo la sheegay in uu ku dhacay cudurka Sonkorta( Macaanka).

- Advertisement -

Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe). Ayaa sidoo kale waxa uu mar soo noqday Wasiirka Kaluumeysiga Puntland, sidoo kale  Madaxweynaha Maamulka Khaatuma.

Sidoo kale waxa uu nasiib u yeeshay in uu kas oo dhex muuqdo Wasiiradii uu Magacaabay madaxweynaha Maamulka puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas Bishii August ee sannadkii hore isaga oo noqday Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka Maamul goboleedka Puntland.

Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka Maamul goboleedka Puntland Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts