HomeWararFaah faahin:-Qarax ka dhacay duleedka Degmada Balcad

Faah faahin:-Qarax ka dhacay duleedka Degmada Balcad

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Barqanimadii Maanta ayaa waxa qarax Miino ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM waxaa lgula eegtay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamadaan ayaa xiliga qaraxa lala eeganayay waxa ay marayeen inta u dhaxeysa Tuulada Isgoys iyo haansheekh,xili ay ka tageen Magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeday Magaalada Jowhar. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barqanimadii Maanta ayaa waxa qarax Miino ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM waxaa lgula eegtay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciidamadaan ayaa xiliga qaraxa lala eeganayay waxa ay marayeen inta u dhaxeysa Tuulada Isgoys iyo haansheekh,xili ay ka tageen Magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeday Magaalada Jowhar.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu dhacay markii ay inta badan gudbeen Gawaarida Ciidamada AMISOM,waxayna sheegeen in uusan ka dhalan wax khasaaro ah.

Mudo daqiiqado ah ayay ciidamada AMISOM ku sugnaayeen Goobta uu qaraxa ka dhacay iyaga oo xayiray isku socodka Gaadiidka,waxayna ugu dambeyn siiwateen socdaalkoodii.

Wadada xiriira Balcad iyo Jowhar ayaa waxaa dhowr mar ay Al-Shabaab ka geysteen weeraro jidgal ah,waxaana taasi ay sababtay in dowladda Soomaaliya ay dejiso Ciidamo amniga xaqiijiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts