HomeWararWasiir Axmed Ciise Cawad oo shir uga qeybgalaya Addis-Ababa

Wasiir Axmed Ciise Cawad oo shir uga qeybgalaya Addis-Ababa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Addis-Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu wada in maalinta beritu ah uu ka furmo shir u dhexeeya Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD,kaasi oo horudhac u ah shir madaxeedka madaxda wadamadaasi oo dhamaadka bishan ka furmaya halkaasi. Soomaaliya waxaa uga qeybgalaya shirkaasi Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Amb. Axmed […]

- Advertisement -

Magaalada Addis-Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu wada in maalinta beritu ah uu ka furmo shir u dhexeeya Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD,kaasi oo horudhac u ah shir madaxeedka madaxda wadamadaasi oo dhamaadka bishan ka furmaya halkaasi.

Soomaaliya waxaa uga qeybgalaya shirkaasi Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad oo isagu gaaray magaaladaasi Addis-Ababa.

- Advertisement -

Wasiir XAmed Ciise Cawad wuxuu kulamo gaar gaar ah la yeeshey madax kaladuwan,waxaana kamid ah Wasiiradda Arrimaha Dibadda Norway Ms. Ine Marie Eriksen Søreide, kadib casha sharaf ay ku casuuntay Wasiirada Arrimaha Dibadda IGAD.

Waxaa looga hdalay Kulankaasi xoojinta xiriirka u dhexeeya labada Dal Soomaaliya iyo Norway,iyo sidii dowladda  Norway u sii xoojin lahayd taageeradeeda Soomaaliya.

Sidoo kale Wasiirka Axmed Ciise Cawad waxaa uu la kulmay Dhigiisa Dalka ethopia Dr. Workneh Gebeyehu,Amb. Ahmed Awad iyo Dr. Workneh Gebeyehu waxa ay si qotodheer u fallanqeeyeen arrimaha ammaanka, ganacsiga , maalgashiga iyo suuragalnimada xiriir furan oo u dhexeeya labada Dal Soomaaliya iyo Itoobiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories