HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay duleedka degmada Balcad

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay duleedka degmada Balcad

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Wararka naga soo garaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmada Balcad uu ka dahcay qarax Miino oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM.

Ciidamadaan AMISOM ayaa xiliga qaraxa lala eegnayay  Goobjoogayaal wax ay Dalsan u sheegeen in ay marayeen inta u dhexeysa Haansheekh iyo Tuulada Isgoys oo ka tirsan degmada Balcad.

Miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in Gawaarida AMISOM lala eegtay,welina macada khasaaraha ka dhashay qaraxaas.

Goordhow kala socda faah faahinta Radio Dalsan.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories