HomeWararSawirro:-Markab Sida Saanad Ciidan oo ka soo degay Dekada Magaalada Baraawe

Sawirro:-Markab Sida Saanad Ciidan oo ka soo degay Dekada Magaalada Baraawe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dekada Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ka soo degay Markab Siday Saanad Ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Baraawe waxaa ku sugan Masuuliyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali adan Najax,waxa uuna ka hadlay imaanshaha markabkaan iyo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Baraawe. “Waxaa Dekadda Baraawe Ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dekada Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ka soo degay Markab Siday Saanad Ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Baraawe waxaa ku sugan Masuuliyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali adan Najax,waxa uuna ka hadlay imaanshaha markabkaan iyo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Baraawe.

- Advertisement -

“Waxaa Dekadda Baraawe Ku soo Xirtay Markab Sida Saadka Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyed Iyo Walaalaha Amisom Waxaana Suura Geliyay Nabada Iyo Hormarka Ka Jira Magaalada Baraawe’Arinta Dhismaha Airporka Magaalada Baraawe Insha’Alllah Wuu Bilaaban Doonaa waxaana Diyaar U Nahay Inaan Xalino Cabashada Shacabka ayuu yiri Gudoomiye Najax”

Sidoo kale waxa uu Shacabka ugu baaqay In ay Aaminaan Maamulka Taas Waxa Ay Horseedeysaa Hormar Iyo Xasilooni Ku Nagaata Degmada ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Markabka Saanada wada ee Baraawe kas oo degay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts