HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay duleedka degmada Balcad

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay duleedka degmada Balcad

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo garaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmada Balcad uu ka dahcay qarax Miino oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM. Ciidamadaan AMISOM ayaa xiliga qaraxa lala eegnayay  Goobjoogayaal wax ay Dalsan u sheegeen in ay marayeen inta u dhexeysa Haansheekh iyo Tuulada Isgoys oo ka tirsan degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo garaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmada Balcad uu ka dahcay qarax Miino oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM.

Ciidamadaan AMISOM ayaa xiliga qaraxa lala eegnayay  Goobjoogayaal wax ay Dalsan u sheegeen in ay marayeen inta u dhexeysa Haansheekh iyo Tuulada Isgoys oo ka tirsan degmada Balcad.

- Advertisement -

Miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in Gawaarida AMISOM lala eegtay,welina macada khasaaraha ka dhashay qaraxaas.

Goordhow kala socda faah faahinta Radio Dalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts