HomeWararDhageyso:-Taabit oo aqbalay xilka qaadistii lagu sameeyay kana hadlay khilaafkii…

Dhageyso:-Taabit oo aqbalay xilka qaadistii lagu sameeyay kana hadlay khilaafkii…

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho ee xilka laga qaaday Taabit Cabdi Maxamed ayaa goordhow Warbaahinta la hadlay aqbalayna xilka qaadistii lagu sameeyay. Goordhow ayuu Warbaahinta shir jaraa’id u qabtay,waxa uuna sheegay in waxyaabihii ay isku khilaafeen Madaxda sare ay ka mid aheyd arrinta shirka Nabadeynta Muqdisho iyo amniga Caasimadda. Waxa uu codsaday in xayiraada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho ee xilka laga qaaday Taabit Cabdi Maxamed ayaa goordhow Warbaahinta la hadlay aqbalayna xilka qaadistii lagu sameeyay.

Goordhow ayuu Warbaahinta shir jaraa’id u qabtay,waxa uuna sheegay in waxyaabihii ay isku khilaafeen Madaxda sare ay ka mid aheyd arrinta shirka Nabadeynta Muqdisho iyo amniga Caasimadda.

- Advertisement -

Waxa uu codsaday in xayiraada lag qaado Xarunta Gobolka Banaadir oo aan Maanta Shaqeyn kadib markii laxiray,waxa uuna ugu baaqay Shacabka in ay isdejiyaan maadaama uu aqbalay in uu xilka wareejinayo.

Ugu dambeyn shirkiisa Jaraa’id ayaa wax auu ku sheegay in uu yahay mid jecel nabada,islamarkaana uu dhawaan Magacaabi doono Gudi ka Shaqeeya Xaflada xil warejinta Gudoomiyaha Cusub.

Hoos Ka Shirka Jaraa’id ee  Taabit kana Akhriso Wareegto uu soo saaray.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts