HomeWararSawirro:-Gudoomiyihii hore iyo kan Cusub ee G/Banaadir oo Caawa kulmay

Sawirro:-Gudoomiyihii hore iyo kan Cusub ee G/Banaadir oo Caawa kulmay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudoomiyaha Cusub gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng, C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Caawa Gurgiisa ku booqday Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed. Labada masuul ayaa waxaa dhex maray kulan xog isweeydaarsi ah,waxaana gudoomiyihii hore uu muujiyay in uu sidhow iyo sidheer ula Shaqeyn doono Eng.Yariisow gudoomiyaha Cusub. Kulankaan ayaa sida la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Cusub gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng, C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Caawa Gurgiisa ku booqday Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.

Labada masuul ayaa waxaa dhex maray kulan xog isweeydaarsi ah,waxaana gudoomiyihii hore uu muujiyay in uu sidhow iyo sidheer ula Shaqeyn doono Eng.Yariisow gudoomiyaha Cusub.

- Advertisement -

Kulankaan ayaa sida la sheegay waxaa ka soo sheegay Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale,waxaana goobjoog ka ahaa masuuliyiin uu ka mid ahaa Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Dhuxuloow.

Arrintaan ayaa ku soo aadeysa xili Caawa Taabit uu ku dhawaaqay in uu aqbalay xilka qaadistii lagu sameeyay,islamarkaana uu xilka ku wareejin doono.

Sawirro

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts