HomeWararSawirro:-Nin Oday ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Nin Oday ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxo hubeysan ayaa waxa ay Gudaha Suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-Wadaag ku dileen Nin Oday ah,iyada oo dadkii ka dambeeyay ay goobta ka baxsadeen. Rag ku hubeysnaa Bustoolado ayaa la sheegay in ay Odayga ku dileen agagaarka Sarifyaha Suuqa Bakaaraha Wadada soo gasha Xarunta Weyn ee Shirkadda Hormuud. Lama oga waxa uu ahaa Ninkaas Odayga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa waxa ay Gudaha Suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-Wadaag ku dileen Nin Oday ah,iyada oo dadkii ka dambeeyay ay goobta ka baxsadeen.

Rag ku hubeysnaa Bustoolado ayaa la sheegay in ay Odayga ku dileen agagaarka Sarifyaha Suuqa Bakaaraha Wadada soo gasha Xarunta Weyn ee Shirkadda Hormuud.

- Advertisement -

Lama oga waxa uu ahaa Ninkaas Odayga ah iyo waxa uu qaban jiray balse dad Goobjoogayaal ah ayaa wax ay sheegeen in Odayga dhowr Xabadood looga dhuftay Qeybta kore ee jirkiisa sida Madaxa halkaasna uu ku geeriyooday.

Hoos Ka Daawo Sawirri laga soo qaaday

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts