HomeWararSawirro:-Saddex Ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Muqdisho

Sawirro:-Saddex Ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Haantadheer ee degmada Hodan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn Gaari nooca Xamuulka qaado ah iyo Mooto Bajaaj sida ay Dalsan u sheegeen dad Goobjoogayaal ah. Inta la xaqiijiay Shilkaas waxaa ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Haantadheer ee degmada Hodan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn Gaari nooca Xamuulka qaado ah iyo Mooto Bajaaj sida ay Dalsan u sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiay Shilkaas waxaa ku geeriyooday ilaa Saddex Ruux oo uu ku jiro Darawalkii Mooto Bajaajta halka hal Ruux uu ku dhaawacmay.

Dadka ku nool Xaafada Haantadheer ee degmada Hodan ayaa u gurmaday, dadka shilka galay,waxana ruuxii ku dhaawacmay la geeyay mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho.

Waa shilkii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca Muqdisho mudo Sanado ah kadib maadaama ay ku geeriyoodeen ilaa Saddex Ruux.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Sawirro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts