HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Cabudwaaq

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Cabudwaaq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdiga laga socda  ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq,iyadoo ay halkaasi ay ku soo dhaweeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan halkaasi. Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdigiisa oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdiga laga socda  ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq,iyadoo ay halkaasi ay ku soo dhaweeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan halkaasi.

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdigiisa oo maanta ka soo ambabaxay Magaalada Guriceel ayaa soo maray Deegaanada kala ah Balanbale iyo Xeraale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, iyadoo halkaasi si diiran ay ugu soo dhaweeyeen qeybaha Bulshada ee ku dhaqan halkaasi.

Waxaana Socdaalka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku wehliya Madaxweynaha Galmudug, Madaxweyne Kuxigeenka iyo Madaxa Golaha Xukuumadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Gobolleed ah, Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee dowladda Federaalka iyo masuuliyiin kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts