HomeWararTaabid oo markale loo doortay Gudoomiyaha G/Banaadir

Taabid oo markale loo doortay Gudoomiyaha G/Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay markale loo doortay in uu sii ahaado Gudoomiyaha Gobolka Iyo Duqa Muqdisho. Doorasho xalay uu ku qabtay Xarunta Aqalka dowladda Hoose ee Visha Governo ayaa waxaa cod Gacan taag ah ku doortay 70 Xubnood oo isugu jiray Gudoomiyaasha degmooyinka G/Banaadir iyo Xubno ka socda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay markale loo doortay in uu sii ahaado Gudoomiyaha Gobolka Iyo Duqa Muqdisho.

Doorasho xalay uu ku qabtay Xarunta Aqalka dowladda Hoose ee Visha Governo ayaa waxaa cod Gacan taag ah ku doortay 70 Xubnood oo isugu jiray Gudoomiyaasha degmooyinka G/Banaadir iyo Xubno ka socda Golaha deegaanka Gobolka.

- Advertisement -

Xilka xalay markale loo doortay Gudoomiye Taabit ayaa waxa uu heyn doonaa mudo laba Sano ah,waxaana arrintaan la sheegay in gudoomiyuhu uu uga gol leeyahay in uu uga hortago in xilka laga qaado maadama ay jirtay hadalheyn arrintaan ku Aadan.

Sidoo kale gudoomiye ku xigeen ayaa waxay u doorteen C/llaahi Ereg oo horay u ahaa ku xigeenka dhanka Arrimaha Bulshada.

Sikastaba arrintaan uu xalay ku dhaqaaqay gudoomiye Taabit ayaa dad badan waxa ay u arkaan mid sii kala fogeyneysa gudoomiyaha iyo Madaxtooyada Soomaaliya oo uu waayadaan khilaaf ka dhaxeeya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts