HomeWararSawirro:-Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan-Cadde ee M/Muqdisho

Sawirro:-Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan-Cadde ee M/Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ee Sabtida Maanta ah waxaa ka dhacay Shil Diyaaradeed oo sababay khasaaro burbur ah. Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn laba Diyaaradood oo mid ka mid ah ay leeyihiin Midowga Yurub halka mida kale ay tahay Diyaarada nooca Rakaabka qaada ay leedahay Shirkad lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ee Sabtida Maanta ah waxaa ka dhacay Shil Diyaaradeed oo sababay khasaaro burbur ah.

Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn laba Diyaaradood oo mid ka mid ah ay leeyihiin Midowga Yurub halka mida kale ay tahay Diyaarada nooca Rakaabka qaada ay leedahay Shirkad lagu Magacaabo Galeyr sida ay sheegeen qaar ka mid ah Saraakiisha Garoonka.

- Advertisement -

Diyaarada Shilka sameysay ayaa xilligaas rabtay inay meel Parking ah gasho, waxayna qaybta Runwayga ee Parkinada ah ugu tagtay Diyaarad kale oo xilligaasi taagneyd, sidaasina shilka uu ku dhacay.

Sawirro lagu soo bandhigay Baraha Bulsahda ay isticmaasho ayaa muujinaya mid ka mid ah Baalasha Diyaarada oo burbursan taas oo sugeysay Rakaab in ay Maanta qaado,waxana labada Diyaaradood ka daatay Shidaal farabadan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts