HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Cabudwaaq

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Cabudwaaq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Galgaduud ayaa maanta oo sabti ah ku wajahan Magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ku hoyday Magaalada Guriceel ayaa kulan la qaatay Maamulka degmada iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan,waxa uuna Shacabka iyo Maamulka Guriceel ku amaanay sida ay ula dagaalameen Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Galgaduud ayaa maanta oo sabti ah ku wajahan Magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Farmaajo oo xalay ku hoyday Magaalada Guriceel ayaa kulan la qaatay Maamulka degmada iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan,waxa uuna Shacabka iyo Maamulka Guriceel ku amaanay sida ay ula dagaalameen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan,Xildhibaano, Wasiiro iyo masuuliyiin kale.

Magaalada Cabudwaaq Wararka aan ka heleyno ayaa Maanta waxa ay sheegayaan in uu ka socdo diyaar garoow ku aadan soo dhaweynta Madaxweynaha,waxana Magaalada laga taagay Calanka Soomaaliya iyo kan Galmudug,waana Magaalada uu deegaan ahaan ka soo jeedo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts