HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Balanballe

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Balanballe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha oo ay wehliyaan Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed shaakir Cali Xasan iyo Masuuliyiin kale ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka degmada Balanballe  iyo Bulshada. Madaxweynaha ayaa Safar dhinaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed shaakir Cali Xasan iyo Masuuliyiin kale ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka degmada Balanballe  iyo Bulshada.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa Safar dhinaca dhulka ah uga tegay Magaalada Guriceel oo uu xalay ku hoyday,waxaana la filayaa in uu kulamo la qaato Maamulka degmada Cabudwaaq iyo Bulshada intaba.

Madaxweyne Farmaajo oo safarkiisa siiwata ayaa sidoo kale wax uu booqan doonaa degmadaCabudwaaq  ee gobolka Galgaduud.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts