HomeWararAkhriso:-Maamulka Gobolka Benaadir oo beeniyey Jiritaanka in dhul Danguud la bixiyey wixii...

Akhriso:-Maamulka Gobolka Benaadir oo beeniyey Jiritaanka in dhul Danguud la bixiyey wixii ka dambeeyey 8 February

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib  jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho Gudoomiye ku xigeenka hawlaha guud ee Maamulka Gobolka Benaadir Fiidow ,la taliyaha dhulka ee ee duqa Sabriye Axmed iyo Agaasimaha dhulka Xasan Abukar ay hareera yaay kaga hadleen arrimo ku saabsan dhanka dhulalka.  SHirka jaraa’id oo uu  qabtay Sabriye ayuu ku sheegay iney Dowlada Hoose ee Xamar aysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib  jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho Gudoomiye ku xigeenka hawlaha guud ee Maamulka Gobolka Benaadir Fiidow ,la taliyaha dhulka ee ee duqa Sabriye Axmed iyo Agaasimaha dhulka Xasan Abukar ay hareera yaay kaga hadleen arrimo ku saabsan dhanka dhulalka. 

SHirka jaraa’id oo uu  qabtay Sabriye ayuu ku sheegay iney Dowlada Hoose ee Xamar aysan jirin dhul danguud ah oo ay bixisay wiuxii ka danbeeyay 8 February.

- Advertisement -

Shir jaraaid oo uu qabtay la taliyaha Duqa Muqdisho ee arimaha G/Banaadir Sabriye Xarunta dawladda Hoose ayuu ku sheegay ineysan waxba ka jarin eedeymaha Villa Somalia  ay u soo jeedisay.

Hadalkaan ayaa imaanaya xili Shalay War-Saxaafadeed kas oo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya lagu sheegay in ay jiraan Cabasho soo gaartay oo ku saabsan in la bixiyay dhul Danguud ah.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts