HomeWararAskari horay loo dhaawacay oo lagu dilay M/Muqdisho

Askari horay loo dhaawacay oo lagu dilay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gabaldhicii Caawa ayaa Kooxo ku hubeysnaa bustoolado waxa ay Askari ka tirsan Ciidamada dowladda ku dileen Xaafad ka mid ah Degmada Waaberi ee Gobolkaan Banaadir. Askarigaan oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Sheekh Muxudiin ayaa xiliga la dilayay waxa uu ku sugnaa afaafka hore ee Gurigiisa oo ku yaalla Xaafada Waaxda Octoobor oo u dhow Buundada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gabaldhicii Caawa ayaa Kooxo ku hubeysnaa bustoolado waxa ay Askari ka tirsan Ciidamada dowladda ku dileen Xaafad ka mid ah Degmada Waaberi ee Gobolkaan Banaadir.

Askarigaan oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Sheekh Muxudiin ayaa xiliga la dilayay waxa uu ku sugnaa afaafka hore ee Gurigiisa oo ku yaalla Xaafada Waaxda Octoobor oo u dhow Buundada degmada Waaberi.

- Advertisement -

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Dalsan u sheegay sheegay in Askarigaan oo ka tirsanaa Ciidamada Milateriga horay loogu dhaawacay Xaafadaas isla markaana uu ahaa Naafo ugu dambeyna Caawa Maqribkii la toogtay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa gaaray Goobta uu dilka ka dhacay kuwaas oo sameeyay howlgal ay dad ku qabqabteen,welina dilkaas Maamulka degmada Waaberi kama hadlin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts