HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Guriceel

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha  Jamhuuriyadda Soomaaliya Mafane Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa maanta gaaray magaalada Guraceel ee gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Waxaa ku soo dhaweeyey halkaasi mas’uuliyiinta maamulka,waxgarad iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada,iyadoo amaanka magaaladaasi siweyn loo adkeeyey. Madaxweynaah Soomaaliya waxaa ku wehliya safarkiisa madaxweynaah Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha  Jamhuuriyadda Soomaaliya Mafane Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa maanta gaaray magaalada Guraceel ee gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Waxaa ku soo dhaweeyey halkaasi mas’uuliyiinta maamulka,waxgarad iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada,iyadoo amaanka magaaladaasi siweyn loo adkeeyey.

- Advertisement -

Madaxweynaah Soomaaliya waxaa ku wehliya safarkiisa madaxweynaah Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaa la filayaa in halkaasi uu kula kulmo madaxda Galmudug,iyo qeybaha bulshada,waxaana madaxweynaha uu ka dhageysandoonaa bulshada warbixino ku aadan xaaladohooda nololeed iyo baahiyaha ay qabaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo  iyo wafdigiisa ayaa weli ku guda jira booqasho uu ku marayo deegaanada Galmudug,isagoo horey u soo maray Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts