HomeWararWadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho oo Maanta xiran

Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho oo Maanta xiran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada ammaanka Somaaliya ayaa Maanta xiray Wadooyin muhiim ah oo ku yaalo Muqdisho kuwaas oo saakay lagu waabariistay ciidamada dowladda oo taagan kuwaas oo Gawaarida u diidaya in ay maraan. Ciidamada dowladda ayaa lagu arkayaa qeybo badan oo ka mid ah Wadada Maka Almukarama,kuwaas oo Gaadiidka daweynaha u diidayaa in ay isticmaalaan. Qaar ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ammaanka Somaaliya ayaa Maanta xiray Wadooyin muhiim ah oo ku yaalo Muqdisho kuwaas oo saakay lagu waabariistay ciidamada dowladda oo taagan kuwaas oo Gawaarida u diidaya in ay maraan.

Ciidamada dowladda ayaa lagu arkayaa qeybo badan oo ka mid ah Wadada Maka Almukarama,kuwaas oo Gaadiidka daweynaha u diidayaa in ay isticmaalaan.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah dad cagtooda maalaya ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Wadada ay ka xiran tahay laga soo bilaabo Isgoyska Banaadir ilaa dabka iyo waliba dhanka Xamarweyne.

Wariye Siciid Yuusuf oo ka mid ah Wariyayasha Radio Dalsan ayaa soo sheegaya in marnaba Ciidamadu aysan ogoleyn in Gawaarida dadweyne iyo kuwa Raaxadaba ay wadadaas isticmaalaan,taas oo keentay in dadka u socda Shaqooyinkooda ay wada lugeeyaan.

Sidhab ah looma oga sababta Maanta loo xiray Wadooyinkaas muhiimka ah ee Muqdisho,balse waxa uu ku soo aadeysaa xili xalay Ciidamada ammaanka ay weerareen Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Siyaasiga C/rxmaan Cabdi Shakuur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts