HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Madaxa Qaxootiga Aduunka

Sawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Madaxa Qaxootiga Aduunka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qoxootiga(UNHCR), Filippo Grandi oo soo gaaray magaalada Muqdisho. Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Filippo Grandi ayaa ka wada hadlay Arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Qaxootiga Soomaalida iyo sida loo sii laba laabi karo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qoxootiga(UNHCR), Filippo Grandi oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Filippo Grandi ayaa ka wada hadlay Arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Qaxootiga Soomaalida iyo sida loo sii laba laabi karo kaalmada la siinayo.

- Advertisement -

Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga Mr. Grandi ayaa mudo labo beri ah ku sugnaan doono Muqdisho,wuxuuna carabka ku adkeeyay in ay ka shaqaynayaan hurumarinta iyo caawinta qaxootiga Soomaliyeed.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ayaa inta badan waxay caawisaa Qaxootiga Aduunka gaar ahaan Qaxootiga Soomaaliyeed ee daruufaha kala gedisan ay heystaan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts