HomeWararMadaxweynaha Hir-Shabeelle oo Maalma kadib ku laabtay Jowhar

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Maalma kadib ku laabtay Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa mudo kadib Maanta waxa uu dib ugu laabtay Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ee Magaalada jowhar. Waare ayaa muqdisho uga qeybgalay shirkii Madaxda Dowladda iyo dowlad Goboleedyada,waxaana Jowhar ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Sheekh Cusmaan Barre, Xildhibaano Wasiiro iyo Masuuliyinta Heer Gobol iyo Heer degmo ee Maamulka G/Shabeellaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa mudo kadib Maanta waxa uu dib ugu laabtay Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ee Magaalada jowhar.

Waare ayaa muqdisho uga qeybgalay shirkii Madaxda Dowladda iyo dowlad Goboleedyada,waxaana Jowhar ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Sheekh Cusmaan Barre, Xildhibaano Wasiiro iyo Masuuliyinta Heer Gobol iyo Heer degmo ee Maamulka G/Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

Xarunta Madaxtooyada Maamulka Hir-Shabeelle ee Jowhar ayuu Warbaahinta uga Warbixiyay shirkii uu Muqdisho uga qeyb galay iyo in Maamulka Hir-Shabeelle deegaanadiisa kala duwan hay’addo uu la kulmay ay mashaariic ka fulin doonaan.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in uu bilaabo wadatashiyo ku saabsan qaabkii uu u magacaabi lahaa Golaha Wasiirada maamulkaas, maadaama Xildhibaanda ay mudo bil ah ugu dareen waqtigii loogu talo galay Magacaabista.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts