HomeWararSawirro:-Banaanbax baroordiiq ah oo ka socda Magaalada Baydhabo

Sawirro:-Banaanbax baroordiiq ah oo ka socda Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa goordhow ka bilaawday banaanbax ay dhigayaan Shacabka Magaaladaas kaas oo ay ugu baroor diiqayan dadkii ku waxyeeloobay qarixii zoobe. Banaanbaxayaasha ayaa isugu soo baxay Goob fagaaro ah oo ku taalla Bartamaha Baydhabo iyaga oo Madaxa ku xirtay Marooyin Gaduudan. Banaanbaxayaasha ayaa dareen ka muujinaya sida ay uga xun […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa goordhow ka bilaawday banaanbax ay dhigayaan Shacabka Magaaladaas kaas oo ay ugu baroor diiqayan dadkii ku waxyeeloobay qarixii zoobe.

Banaanbaxayaasha ayaa isugu soo baxay Goob fagaaro ah oo ku taalla Bartamaha Baydhabo iyaga oo Madaxa ku xirtay Marooyin Gaduudan.

- Advertisement -

Banaanbaxayaasha ayaa dareen ka muujinaya sida ay uga xun yihiin khasaarihii ka dhashay qarixii galaaftay nolosha dad badan ee ka dhacay Magaalada Muqdisho Sabtidii aynu soo dhaafnay.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo ayaa la filayaa in goordhow ay ku biiraan dibadbaxyaasha.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Banaanbaxayaasha Magaalada Baydhabo

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts