HomeWararAkhriso:-Galmudug oo ka hadashay geeridii Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin

Akhriso:-Galmudug oo ka hadashay geeridii Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Bootaan Ciise Caalin oo ka mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraalka ayaa waxaa looga tacsiyeeyay Eheladii iyo dwoladda Federaalka Soomaaliya geeridii ku timid xildhibaanka. Allaha u Naxariistee Bootaan Ciise Caalin ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii laga soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Bootaan Ciise Caalin oo ka mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraalka ayaa waxaa looga tacsiyeeyay Eheladii iyo dwoladda Federaalka Soomaaliya geeridii ku timid xildhibaanka.

- Advertisement -

Allaha u Naxariistee Bootaan Ciise Caalin ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii laga soo doortay deegaanada Galmudug waxa uuna xalay ku eegriyooday dalka India kadib xauun soo wajahay.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts