HomeWararMaraykanka oo Kaalmo Lacageed ugu deeqay Soomaalida ku macluulsan Gobolka Waqooyi Bari...

Maraykanka oo Kaalmo Lacageed ugu deeqay Soomaalida ku macluulsan Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kaalmadaasi oo dhan 3.3 Billion ee Shillinka Kenya  ayaa la sheegay in wax looga qaban doono Xaalladad Abaareed ee ka taagan Deegaanadaasi. Hadal-qoraal oo uu soo saaray Danjiraha Maraykanka u jooga dalka Kenya, Ambassador Robert Godec waxa uu ku sheegay in Kaalmadaasi loo adeegsanayo sidii loo quudin lahaa Qoysaska iyo Carruurta ay dhibaatadda ka soo gaartay Abaarta. Qoraalka waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kaalmadaasi oo dhan 3.3 Billion ee Shillinka Kenya  ayaa la sheegay in wax looga qaban doono Xaalladad Abaareed ee ka taagan Deegaanadaasi.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Danjiraha Maraykanka u jooga dalka Kenya, Ambassador Robert Godec waxa uu ku sheegay in Kaalmadaasi loo adeegsanayo sidii loo quudin lahaa Qoysaska iyo Carruurta ay dhibaatadda ka soo gaartay Abaarta.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay inay Maraykanka ka shaqeynayaan sidii loo badbaadin lahaa nolosha dadlaasi, loona taageeri lahaa dadaalka Kenya ee wax looga qabanayo dadka ku tabaalaysan dalkaasi.

Dhinaca kale, Ambassador Robert Godec waxa uu tilmaamay inay kaalmadaasi hagaajin doonto helitaanka Biyaha, si loo yareeyo xiisaha dhinaca Biyaha ee ka jirta W/bari Kenya.
Dowladda Maraykanka waxay sannadkan Hawlaha Samafalka ee Kenya ku bixisay 9.5 billion ee Lacagta Kenya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts