HomeWararSarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shaacisay in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab kaas oo ka howlgalayay Gobolka Galgaduud. Warkaan dowladda ka soo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in uu isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Hiiraan Sarkaalkaan Magaciisa lagu sheegay Sakariye Ibraahim Cabdulaahi oo 19 jir ah,al-Shabaabna u qaabilsanaa Madaxa caafimaadka Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shaacisay in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab kaas oo ka howlgalayay Gobolka Galgaduud.

Warkaan dowladda ka soo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in uu isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Hiiraan Sarkaalkaan Magaciisa lagu sheegay Sakariye Ibraahim Cabdulaahi oo 19 jir ah,al-Shabaabna u qaabilsanaa Madaxa caafimaadka Gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya faah faahin intaasi siidheer kama bixin Sarkaalka ay sheegtay in uu isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Gobolka Hiiraan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts