HomeWararDhageyso:-Janaraal Galaal oo faah faahiyay heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug

Dhageyso:-Janaraal Galaal oo faah faahiyay heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Janaraal Maxamed Nuur Galaal,oo ka mid ah Saraakiishii hore ee Ciidmada Xoogga dalka Soomaaliya hadana hoggaaminaya Xubno iskood isu xilqaamay oo ka Shaqeynaya wadahadalada u dhaxeeya Madaxda Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa sheegay in wadahadaladaas ay meel fiican marayaan. Janaraalka oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa si guud u faah faahinaya qodobada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Janaraal Maxamed Nuur Galaal,oo ka mid ah Saraakiishii hore ee Ciidmada Xoogga dalka Soomaaliya hadana hoggaaminaya Xubno iskood isu xilqaamay oo ka Shaqeynaya wadahadalada u dhaxeeya Madaxda Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa sheegay in wadahadaladaas ay meel fiican marayaan.

Janaraalka oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa si guud u faah faahinaya qodobada la isku afgartay ilaa iyo hadda.

- Advertisement -

Qodobada heshiiska waxaa ka mid ah in Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna ay qaadan doonaan gudoomiye Baarlamanka Galmudug iyo Madaxweyne ku xigeenka,Xubnaha labada Aqalna si siman loo qeybsan doono.

Waxaa kaloo ka mid ah in Madaxweynaha iyo Golaha Wasiirada ay ku Shaqeeyaan Magaalada Dhuusa-Mareeb, Xildhibaanadana Cadaado halka Garsoorka uu ku shaqeyn doono Degmada Cabud Waaq ee Gobolka Galgaduud.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Janaraal Galaal.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts