HomeWararWasiirka Gaadiidka  oo Masar uga qeybalay shirka wasiirrada Duulista Afica iyo Carabta

Wasiirka Gaadiidka  oo Masar uga qeybalay shirka wasiirrada Duulista Afica iyo Carabta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Shirka sannadkaan oo maalintii Salaasada furmey waxaa diiradda lagu saarayay amniga Duulimaadka iyo garoomada iyo horumarinta Saadaasha hawada dalalka gobolka. Mudane Maxamed Axmed Salaad oo ka qeyb-galay furitaanka shirweynaha wasiirrada Duulista ee waddamada Carabta iyo Africa oo ka dhacay sannadkaan dalka Masar, ayaa khubad uu ka jeediyey shirka ku sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka sannadkaan oo maalintii Salaasada furmey waxaa diiradda lagu saarayay amniga Duulimaadka iyo garoomada iyo horumarinta Saadaasha hawada dalalka gobolka.

Mudane Maxamed Axmed Salaad oo ka qeyb-galay furitaanka shirweynaha wasiirrada Duulista ee waddamada Carabta iyo Africa oo ka dhacay sannadkaan dalka Masar, ayaa khubad uu ka jeediyey shirka ku sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatay horumarro waa weyn oo ay qeyb ka yihiin arrimaha Duulista iyo maamullidda hawada dalkeeda

- Advertisement -

“Wasiirka Duulista Masar waxaan isla garannay inaan diyaarinno heshiisyo lagu fulinta doono dhinacyada ay Soomaaliya ka taageerayaan iyo wada shaqeynta duulimaadka diyaaradaha” tababaridda shaqaalaha garoomada iyo kor u qaadidda barnaamijka lagu maamuli doono Hawada Soomaaliya ayeey dowladda Maser gacan naga siin doontaa” ayuu yiri wasiirka Duulista Soomaaliya.

Sidoo kale Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, ayaa caasimadda Masar kulamo gaar-gaar ah kula qaatay wasiirrada dhiggiisa ah oo uu ka mid yahay wasiirka Duulista Masar, waxa ay isku soo qaadeen sidii labada dal ay u abuuri lahaayeen jawi iskaashi dhanka Duulimaadyada ah iyo in diyaaradda dalka Maser ay Soomaaliya ka bilowdo Duulimaadyo Toos ah

Shirka waxa uu dhammaan doonaa khamiista waxaana jiri doona kulammo kale oo u dhaxeeya wasiirrada dalalka ku jira ururka OCI iyo ICAO.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts