HomeWararDhageyso:-Ciidamo Booliis iyo Nabad-Sugid la geynayo Goobihii  lagala wareegay Al-Shabaab​

Dhageyso:-Ciidamo Booliis iyo Nabad-Sugid la geynayo Goobihii  lagala wareegay Al-Shabaab​

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Taliska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dagaaladii u dambeeyay ee Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amisom ay Al-Shabaab kula galeen qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose. Afhayeenka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Cabdullaahi Iimaan Ceynta oo Maanta shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay  in Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dagaaladii u dambeeyay ee Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amisom ay Al-Shabaab kula galeen qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose.

Afhayeenka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Cabdullaahi Iimaan Ceynta oo Maanta shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay  in Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay la wareegeen dhowr Magaalo oo ku taalla gobolkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in deegaanada Bariire, Sabiib iyo Caanoole oo ay shalay Ciidamadu la wareegeen la geyn doono Ciidamo isugu jira Booliis iyo Nabad-Sugid si ay amniga deegaanadaas ula wareegaan.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Ciidamadu ay howgallada ay siiwadi doonaan ilaa iyo inta laga saarayo Goobaha ay kaga sugan yihiin gobolka Shabeellaha Hoose.

W/Q Cabduqaadir Jakaarta

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Afhayeenka

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts