HomeWararMaxkamad dib u dhigtay dhageysiga Dacwad loo heestay Muwaadin Soomaaliyeed 

Maxkamad dib u dhigtay dhageysiga Dacwad loo heestay Muwaadin Soomaaliyeed 

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Garsoore Federaal oo ka hawlgala Maxkamad ku taalla Gobalka COLUMBUS ayaa dib u dhigay Dacwadaasi oo loo haystay Eedeysanahaasi oo magaciisa lagu sheegay C/raxmaan Sheikh Maxamuud. Garsooraha oo lagu maacaabo Garsoore James Graham ayaa sheegay inuu doonayo inuu wax badan ogaado, gaar ahaan Fikradda uu Eedeysanaha haatan maskaxdiisa ku jirta. Garsoore James Graham waxa kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garsoore Federaal oo ka hawlgala Maxkamad ku taalla Gobalka COLUMBUS ayaa dib u dhigay Dacwadaasi oo loo haystay Eedeysanahaasi oo magaciisa lagu sheegay C/raxmaan Sheikh Maxamuud.

Garsooraha oo lagu maacaabo Garsoore James Graham ayaa sheegay inuu doonayo inuu wax badan ogaado, gaar ahaan Fikradda uu Eedeysanaha haatan maskaxdiisa ku jirta.

- Advertisement -

Garsoore James Graham waxa kale oo uu tilmaamay inuu Kiisaskaasi ku jiro qoddobo khatar ah, oo ay ku jirto inuu Eedeysanaha u socdaalay dalka Syria labo bilood kadib, markii uu Muwaadnimadda Maraykanka (US Citizen) ka qaadanin Gobalka COLUMBAS.

Ma aha arrin caadi inay Garsoorayaasha codsadaan waqti dheeri ah oo ku aadan Kiisaska Eedeysanayaasha, ka hor dhegeysiga Kiisaskooda.

Dhegeysiga Dacwadda loo haysto C/raxmaan Sheekh Maxamuud waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ahQareenadiisa iyo Qoyskiisa

- Advertisement -

Dowladda Maraykanka waxay ku eedeynaysaa inuu C/raxmaan Sheiukh Maxamuud inuu noqday Muwaaadin, si uu u helo Baasaboorka Maraykanka, kadibna uu iibsaday Tikidh Diyaaradeed oo uu ku aaday dalka Turkiga, si uu ugu sii gudbo dalka Syria.

Eedeysanaha ayaa la sheegay inay FBI-da Maraykanka soo qabteen sannadkii 2015-kii. Iyadoo lagu soo celiyey Maraykanka.

Qoraal FBI-da u gudbisay Maxkamadda ayey ku sheegeen inuu Eedeysanaha qorsheynayey inuu weeraro geysto.

Dhinaca kale, Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu codsaday in laga cafiyo Dembiyadda lagu helay, isagoo sheegay inay Kooxda Daacish u tababartay Xag-jirnimo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts