HomeWararSawirro:-Shil Gaari oo ka dhacay Bartamaha Magaalada Hargeysa

Sawirro:-Shil Gaari oo ka dhacay Bartamaha Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari kaas oo sababay khasaaro dhaawac ah iyo Burbur Hantiyadeed. Shilkaan ayaa ka dhacay Bartamaha Magaalada Hargeysa meel aan ka fogeen Hotelka Ambasaddor ee magaalada Hargeysa. Gaariga shilka Galay oo ahaa Nooca Raaxada ah ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari kaas oo sababay khasaaro dhaawac ah iyo Burbur Hantiyadeed.

Shilkaan ayaa ka dhacay Bartamaha Magaalada Hargeysa meel aan ka fogeen Hotelka Ambasaddor ee magaalada Hargeysa.

- Advertisement -

Gaariga shilka Galay oo ahaa Nooca Raaxada ah ayaa waxaa la socday Haweeneey iyo caruur ay dhashay ku waas oo ku wajahnaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal si ay uga dhoofaan.

Shilkaas ayaa waxaa dhaawac uu ka soo gaaray Haweneydii Gaariga wadatay halka uu burbur soo gaaray Goobo Ganacsi oo ku yaalla agagaarka goobta uu shilka ka dhacay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts