HomeWararAkhriso:-Ku dhawaad 10 ruux oo 24 saac Gudahood lagu dilay Soomaaliya

Akhriso:-Ku dhawaad 10 ruux oo 24 saac Gudahood lagu dilay Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta dablay hubaysan ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha ee gobolka Banaadir. Dilkan ayaa la sheegay in goor hore oo saaka ah uu ka dhacay degmada Hodan. dadka dilka gaysatay ayaa la sheegay inay goobta kaga baxsadeen mooto ay wateen. Dhinaca kalena magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta dablay hubaysan ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha ee gobolka Banaadir.

Dilkan ayaa la sheegay in goor hore oo saaka ah uu ka dhacay degmada Hodan. dadka dilka gaysatay ayaa la sheegay inay goobta kaga baxsadeen mooto ay wateen.

- Advertisement -

Dhinaca kalena magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa xalay lagu toogtay Guddoomiye ku xigeenkii ururka haweenka ee degmada Xaliimo Xasan Diiriye. Sidoo kale dablayda gaysatay ayaa isla goobta ka baxsatay.

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda dilalkan inkastoo  Al-Shabab ay inta badan sheegtaan dilalka ka dhacay waddanka Soomaaliya.

Dhinaca kale Deegaanka Gandarshe ee Gobolka Shabeellha Hoose ayaa Maleeshiyaad hubeysan  waxa ay ku dileen ilaa Saddex ruux halka 5 kale ay dhaawaceen dilkaas oo la sheegay in uu ahaa mid aano qabiil.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts