HomeWararDhageyso:-Puntland: "Waxaan Dilnay 18 ka tirsan Shabaab"

Dhageyso:-Puntland: “Waxaan Dilnay 18 ka tirsan Shabaab”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay dileen 18 ka tirsan  Al-Shabaab, islamarkaana ay burburiyeen saldhigyo ay leeyihiin  kadib hawlgal ka dhacay buuralayda Galgala ee Gobolka Bari. Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab,oo la hadlay Warbaahinta in ragas lagu dilay howlgallo Culus oo ay Ciidamada Puntland ka sameeyeen Buuraha Calmadoow islamarkaana ay burburiyeen fariisimihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay dileen 18 ka tirsan  Al-Shabaab, islamarkaana ay burburiyeen saldhigyo ay leeyihiin  kadib hawlgal ka dhacay buuralayda Galgala ee Gobolka Bari.

Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab,oo la hadlay Warbaahinta in ragas lagu dilay howlgallo Culus oo ay Ciidamada Puntland ka sameeyeen Buuraha Calmadoow islamarkaana ay burburiyeen fariisimihii Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka ayaa hadalkiisa intaas ku daray in ka sokoow dilka Ciidamada ka tirsan Al-Shabaab ay jiraan rag Maxaabiis ah oo ay iminka Gacanta ku hayaan.

Majiran Warar madaxbanaan oo xaqiijinaya sheegashada Wasiirka Amniga Puntland in ay dileen 18 ka tirsan  Al-Shabaab ayna hayaan Maxaabiis.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts