HomeWararSarkaal ka tirsan Waaxda Canshuuraha oo lagu dilay Muqdisho

Sarkaal ka tirsan Waaxda Canshuuraha oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Rag Hubeysan ayaa qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir,waxa ay Maanta ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Canshuurta qaada ee loo yaqaano Minashiibiyada. Sarkaalka ayaa la sheegay in Kooxda Dishay ay wateen Gaari islamarkaana xili uu taagnaa agagaarka Sarta Zeybiyaano ay rasaas ku fureen taas oo keentay in isla goobtii uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag Hubeysan ayaa qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir,waxa ay Maanta ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Canshuurta qaada ee loo yaqaano Minashiibiyada.

Sarkaalka ayaa la sheegay in Kooxda Dishay ay wateen Gaari islamarkaana xili uu taagnaa agagaarka Sarta Zeybiyaano ay rasaas ku fureen taas oo keentay in isla goobtii uu ku geeriyoodo.

- Advertisement -

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyay dilka Sarkaalkaan,walow ilaa iyo hada la helin magaciisa,waxana la sheegay in ragii dilka geestay ay Goobta ka baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa Goobta gaaray iyaga oo halkaasi ka qaaday Meydka Sarkaalka ka tirsanaa waaxda Cansuuraha dowladda Hoose ee Xamar.

Tan iyo Sanadii 2012,kii Muqdisho waxaa lagu dilay ku dhawaad 100,Askari oo ka tirsan Ciidamada Canshuurta qaada iyo Saraakiishooda.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts