HomeWararShirka Golaha Amniga Qaranka oo Heerkii ugu dambeeyay Maraya

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Heerkii ugu dambeeyay Maraya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa weli ka socda Shirka Golaha Amniga Qaranka kaas oo qaatay waqtigii ugu dheeraa,waxana la sheegayaa in haatan uu la wareegay ra’iisul Shir Gudoonka Wasaaraha  Soomaaliya Xasan Cali kheyre.. Madaxda maamul goboleedyada ayaa shirkaas ka qeybgalaya,waxana socota dood xasaasi ah oo u dhaxeysa labada dhinac,taas oo keentay in uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa weli ka socda Shirka Golaha Amniga Qaranka kaas oo qaatay waqtigii ugu dheeraa,waxana la sheegayaa in haatan uu la wareegay ra’iisul Shir Gudoonka Wasaaraha  Soomaaliya Xasan Cali kheyre..

Madaxda maamul goboleedyada ayaa shirkaas ka qeybgalaya,waxana socota dood xasaasi ah oo u dhaxeysa labada dhinac,taas oo keentay in uu waqtiga sii dheeraado.

- Advertisement -

Shirkan oo arbacadii la soo dhaafay uu furay Madaxweyne Farmaajo ayaa ku qorsheysnaa inuu socdo labo maalmood, hase ahaatee uu maalmo dheeraad ah sii qaatay, kaddib markii qodobada qaar ee laga doodayo la isku mari waayay.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in haatan inta badan madaxda shirka ay isla garteen qodobadii la isku hayay,waxana socota diyaarinta War-Murtiyeedkii shirkaas laga soo saari lahaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts