HomeWararShirka Golaha Wasiirada oo markii u horeysay todobaadkan ka dhacaya meel ka...

Shirka Golaha Wasiirada oo markii u horeysay todobaadkan ka dhacaya meel ka baxsan Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa Warar ay heleyso waxa ay sheegayaan in Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya uu markii ugu horeysay ka dhacaayo meel ka baxsan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka jubbada hoose maamulka jubbaland ayaa oo qorsheeyay in todobaadkaan lagu qabto kulanka Golaha Wasiirada tan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa Warar ay heleyso waxa ay sheegayaan in Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya uu markii ugu horeysay ka dhacaayo meel ka baxsan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka jubbada hoose maamulka jubbaland ayaa oo qorsheeyay in todobaadkaan lagu qabto kulanka Golaha Wasiirada tan iyo markii dowladda ay ka  baxday KMG.

- Advertisement -

Inta badan Golaha wasiirada ayaa ra’iisul Wasaare Kheyre uu ku wargeliyay in ay u diyaar garoobaan safar ay ku tagayaan Magaalada kismaayo si ay uga qeyb galaan kulanka golaha Wasiirada.

Magaalada kismaayo ee Xarunta KMG,ka ah ee maamulka Jubbaland ayaa haatan laga dareemayaa diyaar garowga ku aadan shirka Golaha Wasiirada,iyada oo wufuud ay kala hoggaaminayaan ra’iisul Wasaaraha iyo ku xigeenka ay halkaasi tegi doonaan.

Dowladda cusub ee Federaalka Soomaaliya ayaa haatan u muuqata mid ka duwan dowladdihii dalka soo maray,iyada oo la timid qorshooyin cusub oo ah  inay xarumaha maamul goboleedyada dalka ku qabato shirarka Golaha Wasiirada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts