HomeWararShacabka Kenya oo Cabsi Soo Wajahday iyada oo qaarkood ay tuulooyinka ka...

Shacabka Kenya oo Cabsi Soo Wajahday iyada oo qaarkood ay tuulooyinka ka cararayaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xaalad cakiranaan ah ayaa xiligaan laga dareemayaa gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya halkaas oo Bilihii la soo dhaafay weeraro joogta ah ay ka geysanayeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo dagaal kula jira Ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Dadka ku nool Gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa soo wajahay cabsi aad u xoogagn,iyada oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaalad cakiranaan ah ayaa xiligaan laga dareemayaa gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya halkaas oo Bilihii la soo dhaafay weeraro joogta ah ay ka geysanayeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo dagaal kula jira Ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya.

Dadka ku nool Gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa soo wajahay cabsi aad u xoogagn,iyada oo qaarkood bilaabay in ay tuulooyinka ka barakacaan islamarkaana ay aadaan Goobo kale oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Kenya.

- Advertisement -

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Kenya ayaa la dhoobay tuulooyin badan oo ka tirsan gudaha dalkaas,waxana xusid mudan in dhulka keynta ah ee ku yaalla Magaalada Lamu ay tahay halka iminka ugu daran.

Maalin ka hor ayaa la sheegay in rag la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay Qoorta ka jareen ilaa 9 ruux oo keenyaan ah,taas oo sii xoojisay Cabsida ay qabaan Bulshada reer Kenya.

Saraakiisha ugu saeysa Ciidamada Kenya ayaa dhawaaan waxa ay bandow aan waqtigiisa la shaacin ku rogeen dhowr Magaalo oo ka tirsan Gudaha dalkaasi kenya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts