HomeWararWeerar khasaaro geestay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Weerar khasaaro geestay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Weerar Bambaano ayaa xalay lagu qaaday Saldhiga degmada Yaaqshiid ee gobolkaan Banaadir weerarkaas oo geestay khasaaro kala duwan sida ay sheegeen dadka deegaanka oo ka agdhow Saldhiga degmada Yaaqshiid. Inta la xaqiijiyay ilaa laba ruux ayaa la sheegay in weerarkaasi bambaano ay ku dhaawacmeen kuwaas oo ah Askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya. Intaasi kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weerar Bambaano ayaa xalay lagu qaaday Saldhiga degmada Yaaqshiid ee gobolkaan Banaadir weerarkaas oo geestay khasaaro kala duwan sida ay sheegeen dadka deegaanka oo ka agdhow Saldhiga degmada Yaaqshiid.

Inta la xaqiijiyay ilaa laba ruux ayaa la sheegay in weerarkaasi bambaano ay ku dhaawacmeen kuwaas oo ah Askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Intaasi kadib ciidamada ayaa sameeyay howlgallo baaritaano ah kaas oo ayku soo qabteen dad dhalinyaro u badan oo ay uga shakiyeen in ayw eerarkaas ka dambeeyeen.

Dhanka kale xiriir aan la sameynay Maamulka degmada Yaaqshiid ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino weerarkaasi Bambaano ee lagu qaaday Saldhiga degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts