HomeWararCiidamada xasilinta Amniga Muqdisho oo Gacanta ku dhigay hub iyo Ragii Watay

Ciidamada xasilinta Amniga Muqdisho oo Gacanta ku dhigay hub iyo Ragii Watay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada loogu magacdaray xasilinta amniga muqdisho ayaa habeenkii labaad waxa ay howlaglo ka sameeyeen Gudaha Magaalada muqdisho howlgalkaas oo xalay lagu qabtay rag hubeysan iyo kuwa lala xiriirinayo in ay amniga lidi ku ahaayen. Ciidamada ayaa xalay waxa ay kaliya howlgalka ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkaan Banaadir,iyadoo la arkayay in Ciidamadu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada loogu magacdaray xasilinta amniga muqdisho ayaa habeenkii labaad waxa ay howlaglo ka sameeyeen Gudaha Magaalada muqdisho howlgalkaas oo xalay lagu qabtay rag hubeysan iyo kuwa lala xiriirinayo in ay amniga lidi ku ahaayen.

Ciidamada ayaa xalay waxa ay kaliya howlgalka ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkaan Banaadir,iyadoo la arkayay in Ciidamadu ay Guri guri u baarayeen Xaafadaha islamarkaana cidii ay wax ku wayaan ay sii deynayeen.

- Advertisement -

Howlgalka inta uu socday ayaa waxa ay ciidamadu Gacanta ku dhigeen Rag hubeysan oo ku labisan dareeska Ciidamada dowladda Soomaaliya kuwaas oo lagu wargeliyay in ay tagaan Xarunta Xisbiga oo ku dhaw Garoonka Kubbada Cagta ee Stadium Muqdish oo oo Xaruntooda ay tahay ciidamada si loo ogaado in hubkooda uu yahay mid sharciyeysan./

Majiraan cid kale ay howlgalkaas ku qabteen ciidamada,waxana jira howlgalo ay weli Muqdisho degmooyin ka tirsan ay ciidamada Xasilinta amniga Muqdisho ay weli ka wadaan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts