HomeWararDhageyso:-Gudoomiyaha G/Banaadir oo cadeeyay sababta uu ku doortay 4 Gudoomiye degmo in...

Dhageyso:-Gudoomiyaha G/Banaadir oo cadeeyay sababta uu ku doortay 4 Gudoomiye degmo in ay dumar noqdaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay sababta uu ku xushay in 4 Dumar ah ay kamid noqdaan GudoomiyaashaCusub ee uu dhawaan u magacaabay gudoomiyaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir. Waxa uu sheegay in inta aan la magacaabin ka hor ay jirtay Wareysi ama imtixaan laga qaadayo qofka xilkaas raadinaya,islamarkaana hadii uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay sababta uu ku xushay in 4 Dumar ah ay kamid noqdaan GudoomiyaashaCusub ee uu dhawaan u magacaabay gudoomiyaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir.

Waxa uu sheegay in inta aan la magacaabin ka hor ay jirtay Wareysi ama imtixaan laga qaadayo qofka xilkaas raadinaya,islamarkaana hadii uu soo buuxiyo Shuruudaha laga rabo lagu aaminkaro xilkaas,

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa uu intaas raaciyay in qofka aan loo fiirineyn Rag iyo Haween balse lagu qiimeynayay mayahay qof wax u qaban kara Bulshada masuulka looga dhigay,waxa uuna sheegay in Haweenka ay yihiin kuwo laba masuuliyadood xil iska saara ama qabta.

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa dhawan gudoomiyaashii uu u magacaabay gobolkaan Banaadir 4 kamid ah waxa uu u dhiibay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir taas oo Shacabka ay inta badan hadal hayeen.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts