HomeWararNabadoon Caan ah oo laga afduubtay degmada Walaweyn

Nabadoon Caan ah oo laga afduubtay degmada Walaweyn

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Rag ku labisan dareeska Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gurigiisa xalay kala baxay Nabadoon Caanka ah degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose. Nabadoonka ayaa waxaa lagu magacaabaa Nabadoon Siidow Axmed Shinbirow,waxana ilaa iyo hada jirin cid cadeysay sababta Nabadoonkaas loo kaxeestay iyo cida ka dambeeysa afduubkiisa. Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan xiriir la sameynay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag ku labisan dareeska Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gurigiisa xalay kala baxay Nabadoon Caanka ah degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Nabadoonka ayaa waxaa lagu magacaabaa Nabadoon Siidow Axmed Shinbirow,waxana ilaa iyo hada jirin cid cadeysay sababta Nabadoonkaas loo kaxeestay iyo cida ka dambeeysa afduubkiisa.

- Advertisement -

Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan xiriir la sameynay ayaa Dalsan u sheegay in aysan weli garaneyn sababta loo afduubtay Nabadoon Shinbirow, balse ay maqleen in lala aaday dhanka Garoonka Diyaaradaha ee Bali-Doogle ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Waxaanan noo suurtagelin xiriir aan la sameynay maamulka degmada Walaweyn si aan wax uga weeydiino afduubka xalay loo geestay Nabadoon Siidow Axmed Shinbirow.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts